(Sawirro) Wararkii u dambeeyey dibed baxyo rabshado watay oo ka dhacay Somaliland

Banaanbaxyo rabshado isku bedelay ayaa ka dhacay maanta magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Somaliland kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dibadbaxa waxaa horay u shaaciyay xisbiyada mucaaradka oo ka gadoodsan hannaanka maareynta doorashada madaxweynaha iyo diiwaangelinta ururada siyaasadda. Dowladda ayaa u oggolaatay xisbiyada mucaaradka inay ku dibadbaxaan meelo kooban oo la cayimay, taas … Continue reading (Sawirro) Wararkii u dambeeyey dibed baxyo rabshado watay oo ka dhacay Somaliland